Kusoo dhawoow Boggeena khadka ee Mashruuca, kaasoo qeyb ka ah Wargelinta Waajibkaa ee Magaalada Seattle, ka hor Fiirinta Naqshadda. Walow mashruucu ku jiro marxaladihiisii ugu horreeyay, macluumaadka bogkaan ku jira waxay ku siin doonaan faham guud ee hiigsiga mashruuca, jadwalkiisa iyo sida aan u qaabileyno naqshadda.

Fadlan ka qeybqaado Ra’yi-aruurinta Mashruuca iyo/ama u dhaaf Faallo. Ogow dhammaan macluumaadka la aruuriyo waxay noqon doonaan qeyb ka mid ah Diiwaanka dadaalkaan waxaana laga soo qaadi doonaa faallo dadweyne.

5023 22nd Ave NE, Seattle

Mashruucaan wuxuu soo jeedinayaa dhisidda dhismo cusub oo shan dabaq ah, 38 guri ka kooban. Hadda dabaqa kadhisan waa la dumin doonaa.

 

Halkaan ku Dhaaf Faallooyinka

Waan ku salaannay waana ku mahadsantahahy soo booqashada boggeena Wargelinta Mashruuca 5023 22nd Ave NE. Fadlan halkaan ku reeb faallooyinkaaga. Dhammaan faallooyinka waa la qori doonaa waxaana loo gudbin doonaa Magaalada taasoo qeyb ka ah hannaankaan waxaana loo tixgelin doonaa faallo dadweyne.

502322ndAveNEProject@earlyDRoutreach.com

 

Warqadda ogeysiinta hoose waxaa boostada loogu diray dhammaan qoysaska iyo ganacsiyada 500 oo taako oo wareeg ah u jira goobt mashruuca.

 

Nala soo xiriir.

Wargelintaan waa qeyb ka mid ah hannaanka wargelinta waajibkaa ee Magaalada Seattle, ka hor Fiirinta Naqshadda. Ogow dhammaan wicitaannada iyo iimeellada waxaa laga soo jawaabaa 2-3 maalmood oo ganacsi, waxayna ku xiranyihiin shaacinta dadweynaha ee Magaalada Seattle.

502322ndAveNEProject@earlyDRoutreach.com

5023 22nd Ave NE, Seattle WA 98105